Si aad shaqo uga hesho Nederlaan, waa in aad ku shaqaysan kartaa xirfad, waana in aad ku hadli kartaa Dutch ku filan. Waxa kale oo muhiim ah inaad ogaato sida dadku ugu dhaqmaan jawiga shaqada ee Nederlandka iyo xirfadaha shakhsiyeed ee aad u baahan tahay. Kuwani waa waxa loogu yeero xirfadaha jilicsan.
Bogaggaan waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan waxbarashada iyo ka shaqaynta Nederlaan.
Waxaan haystaa ogolaanshaha joogitaanka
Als je een verblijfsvergunning hebt, moet je direct een aantal zaken regelen. Zoals je inschrijven bij de gemeente en een bankrekening openen.Daar begin je mee als je nog in een azc woont.
Waajibka isdhexgalka
Hadii aad heshay verblijfsvergunning Asiel (sharci magangelyo) waa kuugu waajib inburgeringsplichtig (waa in aad bulshada dhexgeshaa).
Learn from others
Welke tips en ideeën hebben ex-bewoners van het azc om jou te helpen om te integreren in Nederland? En tegen welke problemen liepen ze aan? Ze delen graag hun ervaring met jou in een vlog.
Ka shaqeynta Nederland
Ma leedahay oggolaasho joogitaan magangelyo wakhti xaddadan? Markaa waa aad ka shaqeyn kartaa Nederland waxana ku quseeya xuquuqda iyo waajibaadka saaran dadka Nederlaand-ka ah. Sidaa awgeed waxaa karkaada joogitaan ku yaal ‘shaqo xur u ah, aan looga baahneyn fasax oggolaasho shaqo (twv)’ . haddii aad ka shaqeyso Nederland waxa aad noqoneysaa qeyb firfircoon oo bulshada Nederland ka mid ah. Waxa aad dhiseysaa shax xiriiro waxa aadna wax ku biirineysaa bulshada. Xitaa af Nederlaand-ka si wanagsan in aad u adeegsato ayaad baraneysaa.
Waxbarashada Nederland
Haddii aad shahaado Nederland ah sidato aad afka Nederland-ka aqoon fiican u leedahay si fudud ayaad u heleysaa shaqo kuu qalanta. Ma dooneysaa in aad af Nederland-ka barato ama ma dooneysa in horta aad waxbarato inta aadan shaqo tegin? Hore wax ma uga soo baratay waddankaada, iyo ma rabtaa in shahaadada Nederland laguugu qiimeeyo? Ama ma dooneysaa in aad Nederland shahaado ka qaadato si aad si fudud shaqo ugu hesho? Halkan waxa aad ka heleysaa warbixin kasta ook u saabsan waxbarashada Nederland.
Meedoen
Wil jij plezier hebben, meer gaan bewegen, je fit voelen en mensen leren kennen? Doe dan mee!