Carruurta Nederland waxa ay iskuulka tagaan ka bilow da’da 4 sano jir. Ka bilow 5 sano jir taasi waa qasab.